Qoraal ka soo baxay Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu fasaxay shaqaalaha Dowlda guud ahaan sabab la xiriirta Xuska Dhalashada Nabigeena NNKH Maxamed Bin C/llaahi Bin Cabdi-Mudalib.

Berito oo arbaco ah ayaa ku began 12-ka Bisha Mowliid oo sanad kasta la is xasuusiyo Taariikhdii Nabiga NNKH marka la eego habkii uu Diinta usoo gaarsiiyay dunida,Mucjisooyinkiisii,aqlaaqdiisii,dagaaladii uu ka soo qeyb qaatay iyo waliba taariikhdiisa gaarka ah intaba.

Advertisement

“Weyneynta maalinta dhalashada Nabigeena SCW iyo qadarinta maalintaan ayaa loo fasaxay dhamaan shaqaalaha”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here