Ciidamada Yahuuda ayaa labo ruux oo Falastiiyiin ah ku dilay xaafado hoos taga daanta galbeed.

Mid kamid ah labada ruux ee saakay galinkii hore ladilay ayaa lagu sheegay Alaa Naasir Maxamed oo ah 22 sano jir kazoo jeeda xaafad ku taalo waqooyiga daanta galbeed.

Wasaaradda caafimaadka ee Falastiiyiinta ayaa sheegtay in ruuxani lagu dhuftay afar xabadood oo labo kamid ah ay uga dhaceen xabadka.

KNN

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here