Wasiirrada arrimaha dibada ee Midowga Yurub oo ku kulansan Luxembourg ayaa ka shiraya sidii loo hubin lahaa in tobannaan milyan oo tano oo Galley ah kuna xayiran gudaha UKraine loo gaarsiin lahaa dalalka u baahan .

Madaxa arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell, ayaa ku eedeyay Ruushka in uu galay dabmi dagaal oo uu xayiraad saaray dekadaha Ukrine.

Wasiirka arrimhaa dibadda Jarmalka haweenayda lagu magacaabo Annalena Baerbock, ayaa sheegtay in dalkeedu ka caawin doono dalalka Poland iyo Romania casriyaynta nidamaka waddooyinka tareennada si ay suurta gal u noqto in Galley badan lagu soo daabulo tareennada,.

Ruushka yaa ku eedeyay wadmada reer galbeedka in cunna-qabateynta ay saaren Moscow ay sabab u tahay dhibaatada cunnada ee dunida haysata xilligaan.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here