Magaalada Boorama waxaa shalay lagu aasayAllaha u naxariistee  Abwaan Bashiiir Xadi Axmed kaasoo isla shalay geeriyooday.

Abwaanka oo ka mid ahaa Hobolladii Waabari ayaa waxaa  aaskiisa ka soo qayb-galey dad aad u badan kuwaasoo isgu jirey ehalada , mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland iyo bahda fanka.

Advertisement

Abwaanka ayaa sidoo kale ahaa laxamiiste wuxuu fanka ku soo biiray bilowgii lixdameeyadii,wuxuu waxbarashada asaasiga ah ku qaatay Magaalada Hargeysa.

Sidoo kale Abwaanka oo heesaa ah ayaa ku dhashay  Magaalada Hargeysa waxaana aad loogu amaanay inuu u hiiliyay dhaqanka Soomaaliga.

Alle Ha Unaxariisto Mulaxamaystihii Weynaa ee Bashiir Xadi Axmed oo Borama Ku Geeriyooday | Berberatoday.com

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here