KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islam (Madoobe)ayaa sheegay in shirar ay Kismaayo kula yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya uu kasoo baxay Qodobo mahiim ah oo ay kamid yihiin dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Axmed Madoobe wuuxuu sheegay in madaxa maska uu yaalo deegaanada Jubooyinka.

Advertisement

“Madaxa maska halkaan buu yaal waana inaan dilnaa maska “ayuu yiri isagoo ula jeda Maska Kooxda Alshabaab.

Previous articleMaxaa looga hadlay Shirkii Wasiirada ee goor dhaw soo dhamaaday
Next articleCiidamada Cirka oo sheegay inay amniga Hawada Somalia la wareegi doonaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here