Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daahfuray shirka Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Jubaland oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalaynta Jubaland.
Shirkan ayaa diirada lagu saarayaa afar qodob oo kala ah:-
1. wada shaqaynta maamulada heerarkooda kala duwan iyo jaangoynta baahinta adeegyada bulshada.
2. dhismaha golayaasha deegaanka iyadoo la tashiyo kala duwan lala samaynayo bulshada qeybaheeda kala duwan.
3. arrimaha dib u heshiinta iyo ka shaqaynta nabadgalyada deegaanada.
4. xoraynta deegaanada cadowgu haysto iyo sidii loo diyaarin lahaa waxyaabaha muhiimka ah ee ay u baahan yihiin dadka ku nool goobahaas.
=Xigasho warbaahinta Maamulka Jubaland=
May be an image of 4 people and suitMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text that says "Afmadow"May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais, newsroom and textMay be an image of 4 people, dais and text that says "Badhadhe"May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text that says "UNSOM"May be an image of 3 people and daisMay be an image of 6 people, dais and newsroomMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and text
Previous articleSomalia waxaa habdhaqanka dowladnimada suurad xumeynaya madax talo xun oo daacad u ah Madaxweynaha
Next articleMadaxweyne Xasan oo ka hadlay qaraxii Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here