Howgal qaatay muddo 24 saac ah ayeey Ciidanka Boliiska Qeybta Guud kusoo qaqabteen dhalinyaro tiradoodu gaareyso 21 ruux kuwaas oo bulshada dhaxdeeda kawaday Anshax xumo iyo kala qo qobida wadajirka bulshada.

Boliiska ayaa bilaabay baaritaanka eedeysanayaasha si looga gun gaaro cida soo abaabushay falalkan ay ku kaceen dhalinyaradaan.
Waxaana la horgeydoonaa Maxkamada Awooda u leh.
May be an image of 1 person, smiling, headscarf and scarfMay be an image of 1 person and headscarfMay be an image of 1 person, headscarf and text that says "Něť„ MA 40oD CUIDANKA ISKA G.P UR SOMAL/ p DHIGGA"
Waxaa looga digayaa shacabka Soomaaliyeed ee kunool Caasimada iyo hareeraheeda in ay ka fogaadaan falalka Anshaxumada ah, hadalada kicinaya bulshada iyo Aflagaalada Muwaadiniinta.May be an image of 1 person, headscarf and textMay be an image of 1 person, smiling, headscarf and scarfMay be an image of 1 person, smiling, scarf and headscarfMay be an image of 1 person, smiling and headscarfMay be an image of 1 person, headscarf and textMay be an image of 1 person, scarf and headscarfMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and headscarfMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 1 person and headscarfMay be an image of 1 person and headscarfMay be an image of 1 person, smiling and headscarfMay be an image of 1 person, smiling and headscarfMay be an image of 1 person, smiling, headscarf and scarf
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here