MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw qarax ku dhaawacmay Sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo lagu magacaabo Jenaraal Xasan Maxamed Jaamici kaasoo ka yimid deegaanada Galmudug.

Gaari Sarkaalkaani la socday ayaa qarax lala helay waxaana ku dhintay qaar ka mida istaafkiisa halka Xasan Jaamici uu dhaawacmay.

Advertisement

Sarkaalkaan oo caan ah ayaa wararku sheegayaan in Madaxda Dowladu ugu yeereen inuu Xamar yimaado lamana waxay kala hadli lahaayeen.

Xasan Jaamici waa taliyihii hore ee ciidanka qeybta 21-aad ee xooga dalka kassoo dhawaan Dowladu xilka ka qaaday.

Warar ku dhaw dhaw Ishitaalka Digfeer oo dhaawiciisa la geeyay ayaa sheegaya inuu yahay dhaawac daran.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here