Muqdisho  (dayniiile.com)-Wararka aan Caawa ka heleyno Degmada Dharleenleey ayaa sheegaya in Wiil burcad ah oo aad loo yaqaan caawa la dilay kaasoo magaciisa lagu soo gaabshay Cadde.

Wiilkaan oo aad u da’yar qiyaastii 20-25 jir ah ayaa lagu bartay inuu dadka xaafadaha dhexdooda uga dhaco Mobile-da iyo agabyada kale ee fudud isagoo adeegsanaya tooreey.

Advertisement

Obasiibada ku dhaw Xalane ayaa la soo sheegayaa in caawa ugu danbeyn uu u gacan galay nin askari ah oo watay Baastoolad isagoo u maleynaayay qof shacaba islamarkaana rabay inuu dilo.

Askariga ayaa ninkaan toogtay markii uu isku dayay inuu dhaxco waxaana meydkiisa laga soo qaaday goobtii lagu dilay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

No description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here