Waxaa maalinta beri oo ah isniin 13/5/2024 dib loo furi doonaa goobaha waxbarashada guud ahaan dalkan Kenya kadib 2-toddobaad uu xirnaa oo fatahaado shiiqiyey dalkan oo ay kudhinteen dad kor udhaafaya 100 qof halka kumanaan qooysna ay guryahooda kaqaxeen.

Wasaarada waxbarashada dalka Kenya ayaa sheegtey iney mag-gudi doonto (compensate) maalmihii dib udhaca uu kuyimi furitaanka schoolada.

Advertisement

Madaxweynaha dalka Kenya Dr.Willian Samoe Ruto ayaa sheegey in wargelin ay kaheleen waaxda shaadaasha hawada ay hada tahay xilligii nolosha caadiga aheeyd dib usoo laaban laheeyd.

Hassan Mwalimu.

IFO, Dadaab.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here