Xildhibaanka iyo Siyaasiga caanka ah C/raxmaan C/shukuur Warsane ayaa bartiisa Facebook qoraal uu soo dhigay wuxuu si la yaab leh uga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan iyo dhigiisa Kenya ee shalay ka dhacay Nairobi.

Qoraalka C/raxmaan C/shukuur sidaan ayuu u qornaa:-

Advertisement

Haddii sida la sheegay kulanka uu Madaxweynuhu la yeeshay dhiggiisa Kenya looga hadlay iskaashi amni iyo la dagallaan argagexiso, maxay u wehlin waayeen wasiirradii, madaxdii hay’adaha amniga iyo hawlwadeenkii diblomaasiyadda oo safiirkii dalka ugu horreeyo?.

Ma iskashi amni ayuu madaxweynuhu kaligii ka hadlayey, mise cid kale uu aamino ayuu waayey?

In shacabka Soomaaliyeed si daahfuran oo daacadnimo leh loogu warbixiyo ayaa ka habboon in la soo saaro qoraallo midig iyo bidix u socda oo lagu beeninayo waxa ay Wakaaladaha wararka kulanka ka qoreen.

Previous articleMuxuu yahay filimka lagu jilay Soomaaliya ee safka hore ka galay qiimayn lagu sameeyayn Faransiiska?
Next articleXamze Cabdi-Barre oo Miltariga u Hambalyeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here