War qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu baahiyay in laga laabtay dacwadii loo heystay eedeysane AbdiHakiim Abdulaahi abdi ( Jiile )

Ninkaan ayaa ah Lataliyaha Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda kaasoo hore dacwad loogu soo oogay walow hada maxkamadu cadeysay in laga laabtay.

Advertisement

May be an image of textMay be an image of ticket stub and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here