Shirkii 161aad ee Jamacdda Carabta ee Bishaan dhacay waxaa Dowladaha Carabta ee Xubnaha ka ah oo Sucuudigu Hor socdo ay ka doodayaan sidii looga Hortagi lahaa Fara galinta Turkigu ku hayo wadamada Carbeed Sida Somaliya.

Is jiijiidka Siyaasadaha Carabta ma ku dhax badbaadee Somaliyada la kala jiidjiidanaa. ( F.S:1aad)

Advertisement

Xiriirka walaalaheena Carbeed sida ay noo jecelyihiin waxaad ka daawan kartaa TV carabta oo ku turinaa, Qeybta sare ee Sawirka oo kaliya.qeybta Hiisena ha fiirnin ( F.S:2aad)

Carabta wanaagooda waxaa noo sheego Heyadaha Timirta iyo Jamciyaadka la baxay khayriyaadka ee Somaliya ka shaqeeyo iyo Somalida ka qaraabto.

Ar, waa wareeray, ha ila yaabin ee Ma Carabaan nahay mise Cajami?. Kee Dani noogu jirtaa?

Qore: Yahya Amir

Previous articleRa’iisulwasaaraha oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan)
Next articleSirdoonka Qaranka oo soo xirey Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here