HomeWarkiiMaxaa looga kulankii Hay'adaha amniga iyo duqa Muqdisho

Maxaa looga kulankii Hay’adaha amniga iyo duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xalay kulan la qaatay Taliyaha cusub ee Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad, asigoona ugu hambalyeeyay mas’uuliyadda markale loo idmaday ee hogaanka hey’adda NISA.

Kulanka n oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska G/Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, Taliyaha Nabadsigida Gobolka Banaadir Cabdifataax Ibraahim Shaaweeye iyo Saraakiil kale ayaa sidoo kale loogu wada hadlay xoojinta amniga iyo wada-shaqeynta hey’addaha kala duwan.

—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -