Laamaha Amniga Gobolka Gedo oo soo bandhigay waxyaabaha qarxa
Ciidamada Booliska degmada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa howlgallo miino baaris ah waxa ay Maanta ka sameeyeen xadka Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan inta u dhaxeeysa magaalooyinka Beled-xaawo iyo mandheera.
Saraakiisha Ciidamada...
Afar ka mid ah shaqaalaha hay’adda waddooyinka ee Kenya oo lagu dilay weerar gaadmo...
Afar ka mid ah shaqaalaha hay’adda waddooyinka ee Kenya ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo shalay ka dhacay meel u dhow xuduudda bari ee dalkaas uu la wadaago Soomaaliya, sida...
Madaxweyne Deni tallaabada uu qaadi doono oo isha lagu wada hayo
Dawladda Soomaaliya ayaa ka aamustay muddo kordhinta ay halka sano sameysteen Afar ka mid ah madaxda dawlad gobolleedyada dalka,marka la eego in Baarlamaankooda ay ku amreen wax ka badelka dastuurkooda
Dawladii hore...
Barta Twitter-ka, uu ku leeyahay Madaxweynaha Ukraine oo lagu soo qorey fariin ah inuu...
Barta Twitter-ka, uu ku leeyahay Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa lagu soo qorey fariin ah inuu gargaar dhanka cuntada ah uu u dirayo Soomaaliya.
Marka laga soo tago maraakiibtii hore ee u...
Ruushka Oo Cunaqabateyn Kusoo Rogay Muwaadiniin Ay Ku Jiraan Xubno La Dhashay Biden
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa Jimcihii sheegtay inay ka mamnuucday 200 oo qof oo Maraykan ah inay soo galaan Ruushka, kuwaas oo ay ku jiraan saddex la dhalatay madaxweynaha Mareykanka...
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo gurmad ah u dirtay gobolka Galgaduud
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay ciidamo gurmad ah u dirtay howlgallada dib u xoraynta ee ka socda gobolka gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka.
Ciidamadan oo ka baxay magaalada Muqdisho, ayaa ku wajahan deegaannada...
William Ruto oo ka hadlay sida uu ka yeelayo arrimaha Soomaaliya
Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa Soomaaliya ku tilmaamay dal ay ka jiraan caqabado ay adag tahay in wax laga qabto.
Mar uu shalay la hadlayay barnaamijka Amanpour ee CNN...
Toban qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay degmada Banisa ee ismaamulka Mandeera...
Dagaal beeleed ka dhacay tuulada malkaamari degmada Banisa ee ismaamulka Mandeera ayaa sababay in ay geeriyoodaan ku dhawaad toban ruux.
Dagaalka ayaa la sheegay in uu ku billowday dil hal ruux ah...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay duleedka Beledweyne
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Xubno katirsan ururka Al-Shabaab ayaa saaka ka dhacay degaanka Beerxaani oo kuyaalla Galbeedka magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa waxaa uu ka...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday dagaal maaliyaddeed ka dhan ah Alshabaab iyo cid kasta...
Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda federalka Soomaaliya Saleeebaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya dabagal ku hayso shaqsiyaad ku eedeysan inay maalgalin u sameeyaan kooxda Alshabaab.
Xeer ilaaliyuhu wuxuu sheegay in...