Advertisement

Muxuu ku saabsan yahay Shirka Madaxda Maamul Goboleed-yada oo Kismaayo ka dhacaya

0
Kismaayo (dayniiile.com)--Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor)  ayaa maanta u safraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Juballand. Magaalada Kismaayo waxaa saaka laga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug,waxa aad loo...

Howlgalo ciidan oo maalintii labaad ka socota degaanka Camaara iyo meelaha u dhaw...

0
Wararka laga helaayo Deegaanka Camaara ee Gobolka Muddug oo shalay laga saaray dagaalyahanada Alshabaab ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada ay maalintii labaad ka wadaan howlo baaris ah. Howlgaladaani ayaa ah miina baaris...

Tababar Booliiska Atmis uga furmay Baydhabo+Sawirro

0
Baydhabo (dayniiile.com)-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed waxaa tababar uga furmay Ciidamada booliska Atmis. Tababarkaan ayaa la soo sheegayaa inuu socon doona muddo shan maalmood ah kaas oo ku saabsan ka...

Booliiska Turkiga oo mar kale amray in la soo xiro Wiilka Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo asbuuc ka hor shil gaari ku dilay nin Turkey u dhashay gudaha Magaalada Istanbul ayaa la...

Gudoonka Baarlamaanka Puntland oo la dhameystirey

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Doorashooyinkii Maanta ka dhacay Xarunta Baarlamanka Puntkand ayaa jawi degan ku soo dhamaaday iyadoo la dhameystirey Gudoonka Baarlamanka. Labada Gudoomiye ku xigeen ayaa la doortay kadib markii Gudoomiyaha oo ka horeeyay...

Ku simaha Duqa Muqdisho oo maanta ka qeybgalay furitaanka Mashruuc Mashruucan ay maal-gelineyso World...

0
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qeyb galay kulan lagu daahfuray mashruuca Kobcinta Maamulka kheyraadka Soomaaliya (SERP) iyadoo Madasha ay ku...

Nabadoon goor dhaw Muqdisho lagu dilay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw Magaalada Muqdisho lagu dilay Nabadoon lagu magacaabi jirey Muuse Haarun Aadan ( Maquuni) isaga iyo askari ilaalinayay. Nin hubeysan ayaa ku dilay Degmada Dayniile xaafad ka tirsan xili...

Itoobiyaanku maxay ugu faraxsan yihiin warka QM Ka soo saareen Badda Somali

0
Sida warbixinteenii xalay aan ku soo bandhignay Qaramada Midoobe ayaa war cusub ka soo saartay arinta heshiiskii Badda ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed taasoo dhalisay in Soomaalidu aad uga carooto. Qaramada...

Ninkii dilay Wariye C/kariin Bulxan oo goor dhaw la toogtay

0
CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM) Maxkamada Galgaduud oo dhawaan xukun dil ah ku riday  C/Xakiin Qarahaye ayaa goor dhaweyd dilkii fulissy. Masuuliyiin Maxkamada ka tirsan,shacab,ehelada wariyihii la dilay iyo ciidamada Magaalada Cabud-waaq ayaa goob joog...

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn cusub ku dilay Xubno katirsan Al-Shabaab

0
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobolka...

Weight loss

- Advertisement -