Booliska Sweden ayaa baaraya shil ay ku dhinteen dhallinyaro ay qaar Soomaali yihiin halka kuwa kale ay ka soo jeedaan dalal kale balse ay ku noolaayeen dalka Sweden. Shilka ayaa ka dhacay magaalada Skara ee dalka Sweden.

Dhalinyarada oo la sheegay in ay ka shaqaynayeen arrimaha bulshada ayaa ka soo galbanayay shaqada goorta uu gaari weyn oo nooca xamuulka qaada ah uu ku dhacay gaarigoodii.

Advertisement

Aasitaanka wiilashaas ayaa la sheegay in ay waqti qaadan doonto maadaama ay boolisku baaritaan ku wadaan sida uu shilku u dhacay. Saddexda dhalin yaro ee Soomaalida ah waxaa wehliyey oo shilka kula dhintay laba wiil oo kasoo kala jeeda Kurdistan iyo Morroco sida uu BBC u sheegay Cabdixaliim Maxamed Cabdi oo ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshada Soomaalida

Bbcda

Previous articleDrs. Sucaad “Maskaxda qofka qaadka cuna way ka duwan tahay maskaxda qofka aan cunin” [WAREYSI]
Next articleMasar oo diiday inay muwaadiniinta qaar ka mamnuucdo inay fiisaha ku soo galaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here