Ciidanka xasilinta caasimadda Muqdisho ee Military-Police (PM) ayaa saakay howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyey xaafadaha degaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidankaan oo amniga Ceelasha Biyaha masuulka looga dhigay ayaa ka tirsan guutada 22-aad ee Gungaar, waxaana hoggaaminaya Sarkaal lagu magacaabo Liibaan Golcad oo ah Taliyaha howlgalinta.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here