Waxaa Soomaaliya ka jira cudurka daacuun colaaleedka oo aalaaba mar kaca kaasoo todobaadkii la soo dhaafay dad badan u dhinteen.

Sida ay BBC-du sheegtay cudurkaan Daacuun-calooleed-ka ah ayaa toddobaadkii u dambeeyay ku dilay guud ahaan Soomaaliya sagaal qof.

Advertisement

Sidoo kale marka la isu geeyo dadka uu dilay bilihii la soo dhaafay waxay gaarayaan 50 ruux, sida ay xuseen  kooxaha gargamararka ee Qaramada Midoobay Isniintii.

 Xafiiska isku xirka gargaarka Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo OCHA ayaa ka digay cudurkaasi sii socoshadiisa waxayna Hay’adu tilmaamtay in cudurkan laga hortegi karo si uusan uu sii faafin.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleGacan ku dhiiglihii dilay Wariye C/risaaq Bulxan oo qirtay inuu si bareer ah dilka u gaystay
Next articleRa’iisulwasaarihii hore Xasan Cali Kheyre muxuu u sheegay Madaxweyne Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here