MUQDISHO (DANIILE.COM)-Af-hayeenka Booliska Sadiiq Doodishe ayaa faahfaahiyay  Afduubyo, Dilal iyo gudib ka dhacay Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood.

Afhayeenka waxyaabaha uu sharaxay waxaa ku jira nin dumaashidiis gubay iyo dilal xamar iyo Galmudug ka dhacay.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka shirka jaraa’id uu qabtay afhayeenka oo aan ka soo xiganay Dalsan TV:-

 

Previous articleAlshabaabka laba laba isku soo dhiibaya oo sii kordhaya
Next articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here