KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Howgal ay iska kaaashadeen Ciidanka Dowlada Somalia iyo saaxiibada Caalamka ayaa laga fuliyay Galbeedka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose.

Howlgalkaan waxaa lagu dilay 27 xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab sida Dowladu sheegtay kuwaasoo ku sugnaa goobta la weeraray.

Advertisement

Hadaba warka oo dhameystiran ka daawo muuqaalkaan oo aan ka soo xiganay warbaahinta Dowlada Somalia:-

 

Previous articleBaarlamaanka oo maanta ansixiyay heshiiskii ku biirista Somalia ee Ururka Bariga Africa +SAWIRRO
Next articleAqalka sare oo la xisaabtamay Hay-ada maareynta Masiijooyinka+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here