Hooyo shariifo Xuseen Tifow oo ka mida waalidiinta ay saameynta ku yeelatay colaad beeleedyadii ka jirtey Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa Tv-ga Qaranka uga sheekeysay Wiilkeeda curudka iyo aabihiis oo ay ku weysay colaadaas.

Hooyo Shariifo waxay sheegtay in Ninkeeda la dilay kadibna ay nolosha caruurta agoonta ay iyadu la wareegtay laakiin nasiib daro 9 samo ka dib markii uu curudkeeda kala wareega biilka iyo nolosha qoyska ayaa isagiina aano qajiil loo diley.

Advertisement

Qisadaan oo aad u muraga badan iyadoo faahfaahsan ka Daawo muuqaalkaan uu diyaariyay Tv-ga Qaranka.

 

Previous articleErgeyga Madaxweynaha muxuu kala hadlay Maamulka Galmudug+Sawirro
Next articleDowlada UK oo 9 Million ugu deeqday Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here