Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa gaaray Dalka Turkey halkaasuu kula kulmay dhigiisa Dalkaasi.

Wasiir C/qaadir ayaa la soo tusay xarumo ay ka mid yihiin Tikkoolijiyada Turkey iyo Xarunta lagu sameeyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Advertisement

Labada Wasiir waxay kala saxiixdeen heshiis dhanka Amniga ku saabsan madaama Somalia tahay dal hada soo koraya.

Haddaba warbixinta oo dhameystiran ka daawo muuqaalkaan aan ka soo xiganay warbaahinta qaranka:-

Previous articleMadaxweyne Xasan oo qaabilay qaar ka mida Culumaa’udiinka
Next articleNetanyahu oo amray weerar ka dhan ah Rafax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here