MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidamada Milatatiga Ssoomaaliya Ibrahim Sheekh Muxudiin ayaaa maanta oo ah 12-ka Apriil wuxuu Ciidamada ugu Hambalyeeyay markii la aas aasay Ciidamada.
12-ka April  1960-kii waxay ku beegan tahay markii la aas’aasay Ciidamada Xoogga Soomaaliya waana 64 guuradii ka soo wareegatay xiligaasi.
Haddaba halkaani ka daawo warka taliyaha oo dhameystiran:-
Previous articleWararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza
Next articleKenya oo soo bandhigtay heshiis badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here