Muqdisho (dayniiile.com)-Xaasaska Xubno Ka mida dagaalamayaasha  Alshabaab ayaa maanta la soo taagay Maxkamada Ciidamada qalbka sida ee Soomaaliya.

Maxkanda ayaa dhageysatay dacwad loo heysto shabakad isku xiran oo la sheegay inay qaabilsanaayeen sidii xaasaskaasi loo gaarsiin lahaa Raggii qabay ee Alshabaabka.

Advertisement

Dadka dacwada lagu soo oogag waxaa ka mida darawalka gaarigii lagu waday kaasoo isaga iyo dumarkaba ku balansanaayeen inuu u kaxeeyo goobaha shabaabku heystaan gaar ahaan haweeney kasta ninkeeda loo geeyo.

Haddaba iyadoo faahfaahsan Maxkandaeynta ka daawo muuqaalkaan uu diyaariyay Tv-ga Qaranka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here