MUQDISHO (DAYNIILE.COM)Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo dalka Turkiga ugu maqnaa.

Guddoomiyaha ayaa intii uu joogay Dalka Turkey wuxuu uga qeybgalay Shirka Baarlamaanka Qudus kaasoo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin badan sida Madaxweynaha Turkey Erdogan.

Advertisement

Shirkaas waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa dhibaatada haysata walaalaheena Falastiin oo sida la ogyahay ay maalin kasta duqeeyaan diyaaradaha dagaalka Yuhuuda

Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa khud-bad ka jeediyay shirkaasi,wuxuuna ku soo gadal qaaday masiirka Ummadda Islaamka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here