Muqdisho( dayniiile.com)–Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta ku dagaalamay isgoyska Ceel-gaabta  Magaalada Muqdisho oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya.

Ciidamadaan oo ka kala tirsanaa Nabad sugida qaranka iyo Booliiska ayaa is dhaafsaday rasaas mudo socotay taasoo sababatay khasaare nafeed.

Advertisement

Sida ay sheegtay idaacada shabelle laba ka tirsan ciidamada Nabad-sugida ayaa ku dhintay is rasaaseyntaasi halka dad shacabana ay dhaawacmeen.

Dhanka kale Hay’adaha amaanka wali wax wara kama soo saarin taasoo lagu faahfaahinaayo dagaalkaasi khasaaraha ka dhashay iyo waxa sababay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here