KISMAAYO (DAYNIILE.XOM)-Dagaal-yahano ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la soo sheegayaa inay maanta weerar ku qaadeen Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya.

Ciidamadaan oo deganaa duleedka Galbeed ee Kismaayo ayaa iska caabiyay weerarka kaga yimid dhanka Alshaabaab.

Advertisement

Hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa la isku adeegsaday sida hubka daran dooriga u dhaca iyo gantaalada garbaha laga gamo.

Labada dhinacba midkoodna wali wax faah-faahina kama soo bixin dagaalka gaar ahaan kaasoo lagu faahfaahinaayo khasaaraha kala garay labada dhinac .

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.CLM

Previous articleC/raxmaan C/shukuur oo talooyin siiyay Booliiska si loo soo qabto ninkii gubey xaaskiisa
Next articleBooliska oo sheegay inuu baxsaday gacan ku dhiiglihii Xaaskiisii gubey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here