Madaxweynaha Koonfur-galbeed,Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta isku shaandheyn iyo magacaabiis ku sameeyay Golaha wasiirrada ee Koonfurgalbeed.

Wasiirrada ;

Advertisement

1. Ibraahim Cali Aadan Najax , Wasiirka caddaaladda iyo Garsoorka

2. Xasan Cabdulqaadir Maxamed, Wasiirka amniga gudaha

3. Nasro Aweys Sheekh Xuseen , Wasiirka Haweenka iyo Xuquul Insaanka

4. Mustaf Maxamed Iidow , Wasiirka Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta Sare

5. Istaaq Cali Subad , Wasiirka Beeraha

6. Cali Sheekh Cabdullaahi (Sheekh Afgooye) , Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

7. Maxamed Istaaq Cali Ibraahim , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka

8. Saciid Axmed Cali Cumar , Wasiirka Dastuurka

9. Cabdifatax Maxamed Cali Abaroone , Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda

10. Eng. Diini Cabdinuur Maxamed , Wasiirka Bay’ada iyo Isbeddelka Cimilada

11. Nuur Siidow Baaba , Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

Wasiiru Dawle;

1. Dr. Maxamed Ibraahim Nuur , Wasiiru Dawlaha madaxtooyadda Koonfurgalbeed

Wasiir ku-xigeenno;

1.Maxamed Xuseen Xasan (Caddaawe) , Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka

2.Maxamed Qeys Xasan , Wasiir ku-xigeenka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

3. Cumar Daaud Khaliif , Wasiir ku-xigeenka Macdanta iyo Batroolka

ISHA: Iman Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here