Dowlada Kenya ayaa  warbaahinta u sheegtay in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Booliiskana ah ay  howlgal qorsheysan ka fuliyeen Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari.

Dowlada Kenya waxay xustay inay ka war heleen  kooxo alshbaab ka tirsan oo isku urursanaayay deegaanka Harboole oo ka yara baxsan Magaalada Gaarisa kadibna Ciidamadu weerar ku qaadeeen.

Advertisement

Ciidamadu waxay laayeen 5 ka tirsan Alshabaab waa sida ay hadalka u dhigeen halka kuwo kale oo dhaawacya qabana ay baxsadeen.

“waxay qorsheynayeen inay soo qaadaan weeraro is qarxin ah balse waxaa ka hor tagay ciidamada sida gaarka ah u tababaran”ayuu yiri sarkaal Dowlada u hadlay.

Sida warbaahinada qaar tabinayaan saraakiisha u hadashay Booliiska waxaa socda wararka ay ka haleyaan howlgalka iyadoo hadba warbaahinta loo soo gudbinaayo wixii ka soo kordha,

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here