Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada F aderaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Tacsi u diray qoyska, qaraabada, ciidamada Xoogga Dalka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Janaraal Muxyadiin Sheekh Cabdixakiim Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Alle ha u naxariistee Maraxuum Janaraal Muxyadiin Sheekh Cabdixakiim Sayid Maxamed Cabdulle Xassan waxa uu shaqooyin kala duwan kasoo qabtay qeybaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaana Alle ugu baryey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul firdowsa qoyska, qaraabada, ciidanka Xoogga Dalka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxayna uu Samir iyo iimaan kasiiyo.

May be a black-and-white image of 1 person
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here