MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraala oo maanta ka soo baxay Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaramka ayaa lagu shaaciyay weerar khasaare badan sababay oo lagu qaaday Xarumo Alshabaab ku leeyihiin Gobolka Galgadud.

Warkaan NISA ka soo baxay waxaa lagu sheegay in weerarkaan la kaashadeen⁰0⁸⁸⁸ saaxiibada Caalamka lala eegtay Xarun Alshabaab ku keydsadaan hubka iyo agab walxaha qaraxa laga sameeyo.

Advertisement

NISA waxay intaasi ku dartau  n gabi ahaana  la burburshay xarumahaan keydka hubka u ahaa Alshabaab markii gantaalo diyaaradeed lala dhacay.

Deegaanada la weeraray oo kala ah Jacar iyo Garab la’ ayaa waxaa maamula Kooxda Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMaxay u danaynayaan siyaasiyiinta uu Farmaajo ku jiro shirka uu Deni ku baaqay?
Next articleAl-shabaab Dowlada isku soo dhiibay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here