MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa shalay shil gaari ku geeriyooday Fanaanka Abshir Gaarane oo sanadahaan danbe la ciilanaa godob uu ka tirsanaayay Dowladii hore ee uu hogaaminayay Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Warar ku dhaw dhaw Isbitaalka Madiina oo uu yaalo Meydka Fanaan Abshir Gaarane ayaa sheegaya in ehaladiisa ay diideen in saaka la aaso.

Advertisement

Ehalada waxay ku andacoonayaan inay marka hore u baahan yihiin in meydka baaritaan lagu sameeyo si loo xaqiijiyo sababta dhimashada inay tahay shilka gaari  iyo inkale.

Fanaanka ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay wuxuu ka cabanaayay in Dowladii hore ay ku shaabadeysay inuu Alshabaab ka tirsan yahay sidaas daraadeedna uusan cafin doonin kuwa wuxuusan ayayn ku jir dilay ilaa jirkiisu madoodo soona shiiro sida uu sheegay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

 

Previous articleMahadkii Muqdisho ay Mahdisay sugihii Amniga magaaladii aan ku dhashay ee Muqdisho
Next articleTaliye ku xigeenka CIidanka Dhulka oo kormeer ugu tagay kumaandooska Gor-gor+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here