Taliye ku/xigeenka CIidanka Dhulka Xoogga dalka Ganeraal C/laahi aadan Ciro ayaa booqday koox ka mida kumaandooska Gor-gor.

Taliyaha ayaa booqasho shaqo wuxuu ku tagay Xurunta Guutada 18aad Ee Komandooska Gorgor .

Advertisement

Taliyaha wuxuu war-bixino Ka dhageystay Saraakiisha Guutada 18aad Komaandooska Gorgor.

Ciidamadaan waxaa tababaray oo maal geliya Dowlada aan walaalaha nahay ee Turkey,waana ciidamo ka tilmaaman kuwa kale gaar ahaaan Marka la eego dagaalada ka dhanka ah Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleEhalada Fanaan Abshir Gaarane oo dalbaday in meydka baaritaan lagu sameeyo.
Next articleDowlada Turkey oo maanta sharci cusub ka soo saartay Tahriibayaasha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here