ANKARA (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Dalka  Turkiga Tayyip Erdogan ayaa si cad u sheegay  isra’iil yihiin argagaxiso danbiya dagaalkana ka gaystay Gaza.

Erdogan wuxuu intaasi ku daray in Yuhuudu ku xadgudbeen sharciga caalamiga ah islamarkaana hub waa weyn u adeegsatay weerarka dhulka Falastiin.

Advertisement

“ololaha milatari ee Israel ee ka dhanka ah Ururka  Xamaas  waa mid ka mida  weeraradii ugu khiyaanada badnaa ee taariikhda aadanaha” ayuu yiri Erdogan sida ay sheegtay idaacada VOA-da

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here