ee u dhashay Dalka Faransiiska Kylian Mbappé ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu xagaagaan ka tagaayo kooxdiisa PSG.

Advertisement

Mbappé oo muuqaal soo batiisa X ee hore loogu magacaabi iirey Twitter ayaa cadeeyay inuu  4 sano kadid ka tagi doono kooxdiisa PSG inkastoo uusan xusin kooxda uu u tagaayo xagaaga soo socda.

Wararka ugu badan ee warnaahinta isboortiga ayaa  wada tilmamaya in Mbappé uu yahay xagaagaan u ciyaari dooko kooxda Real-Madrid.

Ciyaaryahankaan wuxuu tilmaamay in Axada soo socota uu PSG u ciyaari doono kulan ciyaareedkiisa ugu dambeega.

25-sano jirkaan ayaa yiri: “Kani waa sanadkeygii ugu dambeeyay ee Paris Saint-Germain, ma sii joogi doono,

“Garoonka kooxda PSG ayaan ku soo afjari  doonaa Axada waayaheyga kooxda”ayuu  yiri Kylian Mbappé.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here