LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka SSC khaatumo  Jaamac Yaasiin Warsame ayaa Magaalada Laas-caanood wuxuu iu qaabilay cuqaasha Gobolka Cayn.
Labada dhinac waxay isla meel dhigeen sidii Cuqaashu Doorkooda Dowlad Dhiska uga qeyb-qaadan lahaayeen islamarkaana  usii laba jibaari lahaayeen.
Gudoomiye  Jaamac Yaasiin Warsame waxaa kulanka kala qeybqaatay Wasiirka Arimaha Gudaha, Xildhibaano iyo Gudoomiyaha Gobolka Cey.
Waftiga Gudoomiyuhu Hoggaaminayay iyo Cuqaasha ayaa kawada hadlay sidii Cuqaashu Doorkooda Dowlad Dhiska usii laba jibaari lahaayeen.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Previous articleWararka ugu danbeeya ee Xaalada Qaza
Next articleDEG DEG: Ciidamada Dowlada oo fashiliyay weerar Alshabaab ……

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here