Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka Barsanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamada Qaranka waxaa u suurta-gashay inay ka hor tagaan weerarkii Khaawarijta oo xogtiisa la sii hayey, waxaana socda weli socda howlgal looga dilay dhagarqabayaal badan, kuwaas oo meydadkooda ay goobta daadsan yihiin.

Advertisement

Goordhow la soco warbixin dhameystiran oo ku saabsan howlgalkaas weli socda iyo sawirrada maydadka Khawaarijta la laayey

Previous articleGudoomiyaha Baarlamaanka SSC Khaatumo muxuu kala hadlay cuqaasha Gobolka Ceyn+SAWIRRO
Next articleMadaxweyne Xasan oo gaaray Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here