Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta u safray magalada Washington ee dalka Mareykanka.
Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Guddoomiyaha ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxda Aqalka Golaha Wakiilada ee dalka Mareykanka.
Wararku waxay intaasi ku darayaan in Gudoomiyuhu uu kala hadli doono madaxda Mareykanka arrimaha horumarinta Baarlamanka Soomaaliya, iyo iskaashiga labada Baarlamaan ee Mareykanka iyo Soomaaliya.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
DAYNIIILE.COM


