Hayada WFP ayaa sheegtey in bishan ay ugu dambeyso Bamba Chakula oo aheeyd guno lacag ah oo ruux walbo 530 ksh la siin jirey bil walba.

Warbixita WFP ayaa sidoo kale sheegtey iney ka dhalatey lacagtii ama Bachatkii lasii jirey dadka qaxootiga ah balse taasi bedelkeda raashin bixinta laga dhigi doono bishiiba 2-jeer halka markii hore ayeeyd bille(monthly).

Advertisement

Talaabada Hay’ada WFP waxaa lagu wsdaa inay saameyn ku yeelan doonto dad badan oo reer Tabareed ah oo kaalmeysan jirey lacataasi oo ka yar 5 doolar balse wax la’aan u dhaantay.

WARIYE XASSAN MWALIMU

DADAB KENYA

Previous articleMaxaa ka jira in Ciidamadii Puntland soo baneeyeen furimihi Dagaalka ee Gobolka Sool
Next articleWasiirka cusub ee arimaha gudaha oo xilka la wareegay+,SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here