Diyaarad helicopter oo ah tan ciidanka KDF ayaa kuburburtey Deegaanka Sidar oo ku yaala galbeedka Pokot ee dalka Kenya.

9-ruux ayaa ku safrayey diyaaradan oo uu kamid ahaa  General Francis Ogolo, Dhammaantod-na halkas ayey kudhinteen.
Ciidankan ayaa waday kormeer amni oo loogu gol lahaa xaqiijinta ammanka kahor furitaanka schoolada deegaanadasi.
Masuuliyiinta Dowlada ayaa lagu wadaa inay tafaasiil ka bixiyaan shilkaasi iyo waxyaabaha loo sababeyn  karo inuu keenay.
QORRE: WARIYE XASAN MWALIMU=
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 1 person and text that says "THURSDAY 18TH THURSDAY,18THAPRIL.2024 APRIL APRIL2024 2024 NEWS ALERT KDF Chief General Francis Ogolla involved in chopper crash at Kaben Cheptulel on the West Pokot- Elgeyo Marakwet border; nine people reported to be on board. www.eilizen.digital Citizen Dkpitai"May be an image of fireMay be an image of helicopterMay be an image of fireMay be an image of helicopter
Previous articleMuxuu ku saabsan yahay shirka uu maanta furay Ra’iisulwasaare xigeenka+SAWIRRO
Next articleTaliyaha Booliiska oo Casho sharaf u sameeyay Sarkaakiil Turki ah +SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here