Taliye Ciidanka Boliiska S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Caawa Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Casho Sharaf Sagootin ah ugu sameeyay Madaxa Xiriirka Dibada ee Ciidanka Boliiska Turkiga Mudane Gökhan DEMIRTOLA iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Turgay OLGUN.
Munaasabadan Cashada ah ee Loo sameeyay Masuuliyiintan Ka socda Turkiga waxaa Goob Joog ahaa Taliyha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Shiikh Muxiyadiin iyo Saraakiil kale.
Masuuliyiinta ka socota Dalka Turkiga ayaa Dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisho kadib Casuumaad uu u fidiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin waxa ayna Wada qaateen Shirar mira dhal ah.
Mahadsanidiin.
May be an image of 3 people and people smilingMay be an image of 1 personMay be an image of 5 people and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 10 people, table and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of ‎4 people, dais and ‎text that says "‎ያደ ۱ رشزم‎"‎‎May be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 11 people and table
Previous articleHeli-copter laga leeyahay Kenya oo burburtay iyo Jenaraal ku geeriyooday+SAWIRRO
Next articleHowlgal ay fuliyeen ciidaamda Dowlada oo lagu soo qabtay Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here