Cidanka kumaandooska Danab, ururka 162aad iyo cidanka nabad sugida Jubbaland Guutada Gurmad Qaran ayaa khawaarijta jab xooggan ku gadhsiyay degaanada ku teedsan Webiga jubba, sida Jiimay, Bangeeni iyo Bandar jadiid oo dhammaantood dhaca Gaddiga kale ee Webiga Jubba.
Howlgalkan ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay qasaare lixaadleh iyadoo laga laayay ina kabadan 30 oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad, iyada oo maxaabiis dhaawac ah iyo kuwa kaleba gacanta looga dhigay.
Howlgalkan ayaana wali socdaa oo lagu baacsanayaa kooxaha nabadiidka ah, wixii xog ee kasoo kordhana isha ku hay.
May be an image of 1 personMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 people
May be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people
No description available.May be an image of 4 people
Previous articleTaliyaha Booliiska oo Casho sharaf u sameeyay Sarkaakiil Turki ah +SAWIRRO
Next articleDowlada Somalia oo ka hadashay Heli-copterka ku burburtay Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here