Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Madaxweynaha, ciidamada qaranka iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya kadib shil diyaaradeed oo saraakiil ay ku dhinteen.
Dowlada Somalia waxay si gaar ah uga tacsiyeyneysaa geerida Taliyihii Ciidamada Difaaca Kenya Lt. General Francis Ogolla oo diyaarada saarnaa.
Diyaaradaan oo ah nuuca qumaatiga u kaca ayaa la sheegay inay roondo amni  ku jirtay ka hor inteysan dhicin.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Previous articleHowlgal ay fuliyeen ciidaamda Dowlada oo lagu soo qabtay Alshabaab
Next articleQaxooti reer Kaakuma ah oo Maanta loo qaadayo Dalka Canada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here