War qoraaal ah oo goor dhaw ka soo baxay gudiga Doorashooyinka Punland ayaa lagu faafiyay jadwalka doorashooyinka Puntland sida Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

Qoraalka Gudiga ka soo baxay waxaa looga codsaday baarlamaanka hada jira inay degdeg ku meel mariyaan jadwalkaan doorasho ee gudigu soo saaray madaama waqtigu yaryahay oo janaayo 8-deeda la doonayo in dalku yeesho Dowlad Goboleed cusub.

Advertisement

Haddaba halkaan hoose ka aqriso jadwalka doorashadooyinka Puntland :-

May be an image of ticket stub and textMay be an illustration of textMay be an image of text that says "Sidaas darteed, Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka DPL, wuxuu ka codsanayaa Golaha Wakiillada iyo Golaha xukuumadda dedejinta iyo meelmarinta xeerarka qabyada sida ugu dhakhsaha badan. Guddigu waxuu xisbiyada siyaasadda dhiirrigelinayaa inay howlgalaan sidii diyaargaroobi lahaayeen doorashada. Guddigu waxuu codsanayaa ururrada bulshada rayidka ah ee Puntland inay kala shaqeeyaan wacyigelinta dadweynaha ee aaddan doorashooyinka. Sidoo kale, guddigu wuxuu ka codsanayaa dhammaan daneeyayaasha doorashooyinka kala shaqeeyaan fududeynta wixii farsamo xiriira hirgelinta doorashooyinka. ALLAA MAHAD LEH Fu'aad Abshir Axmed (Adeer) Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka DPL மட A00O0 PEC ORFICE OF THE સI DOORASHOOYINKA "MourVote Your Right. Your Future"May be a graphic of button and text

Previous articleMaxay ka dhigan tahay laba maalin kadib in Atmis ku faanto inay amniga Madaxweyne Xasan sugayeen intii uu joogay Xudur iyo Baydhabo?+SAWIRRO
Next articleMadaxaweyne Xasan oo kulan la qaatay taliska Mareykanka ee Afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here