Taliyaha ciidanka dhulka ee xogga dalka S/G Dayax cabdi cabdulle iyo taliyaha qaybta guud ee police ka gobalka banaadir macalin mahdi ayaa maanta gaaray deegaanka dhanaane ee gobalka shabelada hoose.

Saraakiisha ayaa deegaankas tegay ka gadaal markii weeraro Laga hor tegay argagixisadu ay ku qaadeen deenka oo fariisin u ahaa ciidan isugu Jira xasilin ( millitary police ) iyo nabad sugid.

Advertisement

Masuuliyiinta ayaa tegay goobihii cashirka loogu dhigay argagixisada waxa ayna ciidanka iyo saraakiishoda ku amaaneen dhabar adeyga, difaaca iyo dayrka adag ee ay u yihiin dalkooda.

Previous articleGudoomiyaha Hay’ada maareynta Masiibooyinka muxuu kala hadlay Soomaalida London+SAWIRRO
Next articleFarmaajo oo reer SSC uga cudur daartay inuusan booqan karin xiligaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here