Muqdisho, November 11, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Ku-xigeenkiisa Koowaad Cali Shacbaan Ibraahim.
Kulanka guddoonka labada gole ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS ayaa looga hadlay furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labadiisa aqal, iyagoona iska xog-wareystay dardargelinta shaqada baaxada leh ee hortaala labada gole. Madaxda ayaa isla qaatay in waqtiga rasmiga ah ee la furi doono Kalfadhiga 4-aad ay jadwaleyn doonaan Guddiga Joogtada.
DHAMMAAD
May be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 2 people and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 4 people

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here