Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed lieutenant Colonel Richard iyo Saraakiil Ciidan oo ay Wehlinayeen
Qaabilaada Madaxweyne Laftagareen oo ay ka qeybgaleen Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Sareeye guuto Madeey Nuurkey Shekh iyo Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka Xooga Dalka Generaal Xasan Isaaq Cumar.

Madaxweynaha iyo Saraakiisha ayaa kulankooda kaga wada hadleen Xoojinta Amniga Deeganada Koonfur Galbeed, Kordhinta Taageerida Dowladda UK ee Tababarida iyo Qalabaynta Ciidamada Qalabka sida iyo Wadaagida Xogaha ku Saabsan ka Hortagida Dhagarta Cadowga Khawaarijta Alshabaab umaleegayaan Shacabka Soomaaliyeed.May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people, the Oval Office and textMay be an image of 1 personMay be an image of 6 people, dais and text
Previous articleGalmudug oo bacaad Bacaad-weyn ku fashilisay weerar Al-shabaab qorsheynayeen.
Next articleWasiirka difaaca oo maanta dhagax-dhigay Xarunta Ciidamada Dhulka+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here