Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Jubaland ayaa looga hadlay habeen hore xafladii ka qabsoontay Muqdisho ee looga dhawaaqay xisbiga Cadaalada iyo Wada-jirka oo uu madax ka yahay Xasan Sheekh balse ay ku wada jiraan madaxda Dowlada badankood iyo maamulka Goboleedyada inta badan.
Hadaa halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka Maamulka Jubaland ka soo baxay:-