Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari oo ciidamo ka socday 23 waddan ay ku sameeyeen dalka Kenya.

Madaxweynaha ayaa ciidamada ku bogaadiyey kartida, aqoonta, xirfadaha sare ee ay soo bandhigeen iyo sumacadda ay usoo hooyeen Qarankooda, isaga oo kula dardaarmay in ay u dhaqaaqaan waajibka qarannimo ee ka saaran xoreynta dalka oo ay qeybtooda ka qaataan dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta.
May be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 11 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 13 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text that says "URBAN"May be an image of 7 people and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 4 people and text that says "CBRN"
Previous articleCiidamada Jabuuti oo isaga baxay Magaalada Baladweyne
Next articleDowlada Somalia oo Raashin kaalmo ah u dirtay Janaale+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here